CAFIMAADKA

0
363

TALAABADA 1AAD ILAALI CAAFIMAADKA WADNAHAAGA
Wax kasta oo wadnahaaga u fiican
ayaa u fiican maskaxdaada.
Xaallladaha waxyeella wadnaha ama kuwa dhiigga qaada,
sida dhiig kar, kolistarool aad u sarreeya, sonkorow, iyo
buurnida ayaa siyaadin karta halista in uu kugu dhaco
cudurka hilmaanku, khaasatan haddii kuwaasi kugu
dhacaan adoo ku jira da’da dhexe.
Waxaad samayn karto
• Samay baaris caafimaad oo joogto ah si aad u ogaato
dhiigkarka, koristaroolka, sonkorawga iyo miisaanka
jirkaaga. Raac ama qaado talada mihnadlahaaga
caafimaadka
• Raadso caawimo si aad u joojiso sigaarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here